Shirkii 43-aad ee St. Gallen Symposium oo maanta ka furmay wadanka Switzerland.

Jimco, May 03, 2013 (Moment Media Ethics) —  Shirka 43-aad ee loogu magac daray St. Gallen Symposium oo ay kasoo qeyb galeen madax aad u fara badan oo isugu jirtay ganacsato iyo siyaasiyiin gaarayay illaa 600 oo qof oo ka kala yimid illaa 60 dal oo kamid ah caalamka, isla markaana wadanka Soomaaliya loogu marti qaaday gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalad Maxamud A. Nuur Tarsan ayaa maanta si toos ah waxaa uu uga furmat magaalada St. Gallen ee wadanka Switzerland.

Shirkan ayaa waxaa looga hadlayay intiisa badan arimo fara badan oo ay kamid yihiin Siyaasada iyo Dhaqaalaha aduunka heerka uu maanta marayo iyo sidii ay fikradahooda uga hadli lahaayeen iyo sidii wax looga badali lahaa dhaqaala xumada aduunka kusoo korortay iyo sidoo kale dhibaatada dagaal ee wadamada inta badan kusoo korortay.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dalka Switzerland kaga qaybgalaya shirka St. Gallen Symposium (SAWIRRO)

Moment Media Ethics

Zürich, Switzerland

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s