Madaxweyne Xassan SH Maxamuud iyo Mahiga oo Is Af Dhaafay [Warsaxaafadeed]

  

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Villa Soomaaliya Ergayga gaarka ah ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaliya Ambassador Augustine Mahiga.

Sida ku cad warsaxaafadeed kooban oo kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Fedraalka Soomaaliya Xassan SH Maxamuud ayaa waxa lagu sheegay in la isku afgaran waaye.

Warsaxaafadeedka arimaha sida gaarka ah lagu xusay waxaa kamid ahaa in Madaxweynaha uu ku xujeeyey Qaramada Midoobay in wixii ay rabto Dowlada horta qaramada Midoobay ama Beesha Caalamka Laga helo.

“Haa waan u baahanahay in ay beesha Caalamka na saacidaan, laakin waa marka anaga waxaan codsano nalaga saacido”

Waxaa Warsaxaafadeedkaan ayaa waxaa laga garan karaa in uu Mahiga iyo Madaxweynaha uu hadalka ka taagtaagmay.

Waxaana kamid ahaa erayadii uu Madaxweynaha uu yiri “hay’adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay looga baahan yahay in hey’ ad walba ay la shaqeeyso Wasaarda ay isku shaqada yihiin. Taasina ay keeneyso in Wasardahaas ay
horumar gaaraan”.

Waa markii ugu horeysay Warsaxaafadeed noocaan oo kala ah uu kasoo baxo Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Mudane Xassan SH Maxamuud tan iyo markii la doortay.

HALKAAN KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s