Midowga Africa oo usoo guurayo Muqdisho‏

Muqdisho (MMG) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha dhawaan Midowga Afrika u magaacwday Soomaaliya Mudane Ambassador Annadif Mohamat Salah.

Danjiraha ayaa Madaxweynaha ku wargeliyay inuu xafiiskiisa u suu guurayo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Diyaarna u yahay in uu la shaqeeyo Dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka  ayaa soo dhaweeyay guurista xafiiska Midowga Afrika kuna tilmaamay , talaab muhiim ah oo qeyb ka ah hor u socodka Soomaaliya. Halkaasna uga baaqay ururada kale ee caalamiga ah in xafiisyadooda ka furtaan Soomaaliya.

Ugu danbeyntii Madaxweynaha ayaa ugu  baaqay in Midowga Afrika ay kala shaqeeyaan hirgelinta  Lixda tiirar siyasadeed ee dowladda Soomaaliya.Tiirarkaas ayaa waxaa ku qoran howlaha ay dowladda qaban doonto.

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s