Xuska 40-Sano Guuradii Ka Soo Wareegtay Aas Aaskii Qoraalka Afka Soomaaliga Oo Maanta Lagu Qabanayo Jabuuti

Muqdisho (Moment Media Group) Maanta ayaa waxaa lagu wadaa munaasabad lagu xusayo 40-sano guuradii ka soo wareegtay qoraalka Afka Soomaaliga in lagu qabto magaalada Jabuuti ee xarunta wadanka Jabuuti.

Munaasabadaan ayaa waxaa ka qaybgalaya masuuliyiin mabadan oo uu ka midyahay madaxweeynaha Soomaaliya xasan Sheekh Maxamuud iyo waliba Madaxda kale oo Soomaali ah oo badan.

Xalay ayaa madaxweynaha wadanka Jabuuti uu cashao sharax u sameeyay madaxda ka qaybgalaydsa munaasabadaan oo uu ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo.

Aayaha Afka Soomaaliga iyo heerarkii uu soo maray ayaa looga hadli doonaa munaasabadaan, waxaana sidoo kale lagu soo qaadi doonaa sidii lagu sii badbaadin lahaa Af Soomaaliga.

Aqoonyahano iyo dad qoraa ah oo badan ayaa sidoo kale waxay joogaan Jabuuti waxayna ka hadli doonaan Afka iyo erayada Soomaaliga iyo sidii ay ku yimaadeen.

Qoraalka Afka Soomaaliga ayaa waxaa la bilaabay sanadii 1972-dii waxaana haatan ka soo wareegtay 40-Sano.

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s