Halkaan ka Dhageyso:- Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inaysan qaadan doonin Maamulada hada loo dhisayo Jubbooyinka

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in shuruudaha sameynta maamul goboleedyada uu dejin doono Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayadoo dhanka kalena uu Madaxweynuhu ka digay khilaafaad hor leh oo ay abuuraan maamul goboleedyada faraha badan ee gudaha dalka looga dhawaaqayo.

Madaxweynah oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Qaranka ayaa sheegay in nidaamka Federaaliga ah ay dadka qaar u weeciyeen si an sax aheyn, wuxuuna intaa ku daray in shuruucda nidaamka Federaalka uu sameyndoono Baarlamanka ciddii soo buuxusana ay noqondoonto fedraal ama maamulgoboleed.

Halista Dastuurka Cusub

Isagoo hadalkiisa sii wata madaxweynuhu ayuu intaa ku daray in dowladu ay ka warqabidoonto maamulgoboleedyada iyo nidaamyada ay ku sameysmayaan, wuxuuna dhanka kale xusay in maamul goboleedyada isku xirma ay tahay in ay sameystaan dastuur la jaanqaadaya kan dowlada.

Maxaa ka haray dhammaystirka Road Map-ka? 


Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa ummadda Soomalaiyeed uga digay khilaafaad hor leh oo ka dhasha maamulgoboleedyada farahabadan, isagoo carrabka ku adkeeyay in dowladu ku dadaali doonto nidaaminta maamulgoboleedyada.

Halkaan Hoos ka Dhageeyso warkii oo dhameysiran

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s