Fadeexad Culus-Nuur Cade oo Kireystey Safaaradii Soomaliya ee Talyaaniga Ku Taalay! Cajiib (Daawo Video)

 

Waxaa fadeexad weyn dhex fadhiyaa Safiirka Somaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Nuux Xasan Xuseen (nuurcade) ,kadib Markii ay soo shaac baxday in  Safaarada Soomaaliya ee dalka Talyaaniga oo ee ka kireeyay Shirkad Ajnabi  

Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Talyaaniga ayaa banaanbaxyo waaweyn oo ay arintani kaga gilgilanayaan ka dhigay Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, Sidoo kale saxaafada dalka Talyaaniga ayaa siweyn u qaadaa dhigtay in Safiirka Somaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Nuurcade uu Safaarada Ka kireeyay shirkad ,kuna kireeyay Bishii 10-kun oo EURO.

18 Sano ayaa Safaarada la kireeyay, 9 Sano ee hore waxaa lagu kireeyay bishii min10-kun oo Dollar , halka 9 sano ee dambana lagu kireeyay 15-kun oo Euro.

Qorshaha Safaarada lagu kireeyay ayaa waxaa isla Go’aamiyay Madaxweynaha Somaliya Xasan Maxamud Sheekh Maxamuud  iyo Safiirka Somaliya u fadhiya Talyaaniga Nuur Xasan Xuseen (Nuurcade).

Hadaba waxii ay socotaba haatan waxaa Rikoorkii Jebiyay Madaxweynaha Cusub iyo Nuur cade,kadib Markii ay gabi ahaanba kireysteen Safaaradii dhameed ee Umada Somaliyed sida Guri ay iyagu leeyihiin.

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s