Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo Xeebta Liido dabaalanaya isagoo faraxsan (Daawo Sawir laga soo qaaday)

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa laga soo qaaday sawirro isaga oo ku dabaalanaya xeebta Liido aadna ugu faraxsan inkastoo aan la ogeyn Sawirkan xiliga uu galay kahor inta aan la dooran iyo kadiba.

Madaxweynaha oo sawiradiisa lagu baahiyay shabakada bulshadu ay ku xariirto ee facebook ayaa waxa ay muujinayaan madaxweyne Xassan Shekh Maxamuud uu kamid yahay Asxaabta ku faraxsan hormarka dalka iyo sidii kale Xeebta Quruxda badan uu u dalxiis tago isaga oo faraxsan.

mana ahan Masuulkii ugu horeeyay ee Xeebta Liido damaashaad iyo dabaal u taga waxana Horey Xukuumdihii KMG ahaa gaar ahaan Xukuumadii R/Wasaare Gaas ay damaashaad u tagi jireen Xeebta liido ay xitaa Mararka qaar kubad kusoo ciyaari jireen.

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s