Taariikhda Adaa Ku Nool Ee Ayadu Kuguma Noola!! – (Daawo Film-Documentary)

Taariikhdu sideedaba waxay ka koobantahay seddex waji, waxaana hubanti ah in midkoodna aanu ka maarmin kan kale, Shalay, maanta iyo barri, wax dhaafsiisan ma jiraan, waana seddex aan kala dhicin oo isku dhibta dhiraandhirta waayaha iyo waqtiga Sidaas waxaa jiri Prof. Cumar Maxamed Caddaw.

Tagto hadaan la ogeyn waqtiga xaadirka ah waxba lagama sheegi karo, hadaan waqtiga la jooga laga warqabina saadaasha bari way adagtahay in wax laga sheego, sidaasi darteed waxa haboon oo la gudboon cid walba in ay la socoto isku xiranka dhacdooyinka iyo xaaladaha.

Aqoonyahanada Soomaalida ee dalka iyo dadka in ay wax u barteen aaminsan waa kuwa mar walba diiwaan galiya silsilada dhacdooyin ah isla markaana u diyaar noqda in bulshada Soomaalida ay u tabiyaan Taariikhda. Tusaalaha ugu fiican waa Film-Documentarygaan oo Prof. Cumar Caddaw noogu sharaxaayo Taariikhdii Shalay, tan Maantay Saadaalin cajiib ah ka bixinaaya mida Mustaqbalka.

Media oo Xoog badan, Maskax iyo Maalba ku bixisay sidii ay bulshada Soomaaliyeed ugu soo gudbin laheyd dhacdooyin qiima leh isla markaana taariik wanaagsan reeba  ayaa waxa ay Video-gan hoose idinku soo gudbineysaa silsilada dhacdooyin ah oo ka waramaya xaaladaha Dalka iyo isbadbadalka Waayaha.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s