September 28 2012 Moment Media Group waa Buunka nabadda, waxa ay soo bandhigtaa Dhibaatooyinka Qarsoon iyo kuwa Muuqda waxayna u dooda dadka Bulshada afka Juqda gabay |
Saxafadu waxa ay ka careysiisa Gacan ku dhiigle, Siyaasi, waxa ayna u arkaan mid cadow ku ah, Saxaafadda malahan saaxiib joogta ah marba waxa ay beegsata halka ay Colaada ka taagantahay dhankey doonto ha ahaate iyada oo loo adeegsanaayo Qaanuunka Sagaashameeydii la qoray
Saxaafadu waxa ay ololisa Siyaasada waxa ayna dhulka ku dartaa Daaraha Siyaasada laga maamulo mid dowladeed iyo mid gaar ahanba, waxa ayna kaalin buuxda ka gashay Kaalinta Sadaxaad
MICNAHA. Qoraaga waxa uu leeyahay Cadow Joogta ah xiliga uu ka shaqeynaayo ”Media, Tv, Web-sed, Jar’aaidka warqadaha ah” marka loo eego waxaa inta badan Cadow yeesha Saxafiga Soomaaliga ah maadama Saxaafadda Somalia ay ka tagtay Qaanuunka Saxaafadda Islamarkaana u shaqeso sida ay maankeeda ka maagto kuna tiigsato Shaqsiga ay u aragto Cadowha.
=====================
Leave a comment
No comments yet.
Leave a Reply