SOMALIA: A RUDDER LESS NATION-STATE UNDER PRESIDENT HASSAN SHEIKH

imageMoment Research & Consultancy
Bar AMA Baro

SOMALIA: A RUDDER LESS NATION-STATE UNDER PRESIDENT HASSAN SHEIKH

A state by definition is an independent sovereign state. Sovereignty entails supreme authority within one’s state. Hence, a sovereign state is free to shape its domestic policy, which reflects in turn its foreign policy that is directed towards its national interests. National interest, per se, includes many things that are essential to the existence of state, in particular securing its vital interests which are the protection of its people and border.

Somalia’s President Mohamud speaks during an interview with Reuters in Mogadishu
Somalia’s President Hassan Sh. Mohamud
Under the reign of president Hassan Sheikh, Somalia’s people along with its borders are at risk. None has protection from foreign intervention. It seems President Hassan has abandoned his authority to frame the domestic policy of Somalia. In fact, he appears to be hireling of Western donors and neighboring countries, especially Ethiopia, if not he is a man with a purpose to fulfill his commitment (which you can listen the link below) to make Somalia part of Ethiopia instead of being the decision-maker of Somalia.

Surprisingly, any decision that matters for Somalia, whether domestic or external is decided either by Western nations, better known as the international community or its neighbors. Hassan Sheikh’s abdication of Somali domestic policy has, therefore, opened the floodgates of outside intervention in the country’s domestic policy. Little wonder that Somalia became a “Newfoundland” whereby vultures of different shade descend on it to have their bite. Otherwise, weak and poor country like Ethiopia will not have the authority to be the referee of Somali affairs or even dare enough to interfere if Hassan Sheikh is not the bed-maker of Ethiopia.

President Hassan Sheikh adopts policy of silence to smooth Ethiopia’s designs on Somalia. If not, how fragile state like Ethiopia feels to have especial license to claim Somalia’s interest to be its interest- a fact that glosses Somalia’s separateness as a state. And this claim has become a practice among Ethiopian officials to parrot the false claims of their Prime Minister Hailemariam Desalegn in which he has repeatedly asserted in an interview he has given to the BBC that they help Somali people as if there is no state, and government in the name of Somalia. This is indeed a telling reminder that Ethiopia has abrogated the domestic policy of Somalia.

Continue reading

Xisbiga Xuriyadda – Talooyin Aysan Kalkaaliyayaashaadu Ku Siin – Warqad Furan oo ku Socota Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Talooyin Aysan Kalkaaliyayaashaadu Ku Siin – Warqad Furan oo ku Socota Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Talooyin Aysan Kalkaaliyayaashaadu Ku Siin – Warqad Furan oo ku Socota Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Halkan Guji si aad Af Ingriisi ugu Akhrisid

Xisbiga Xuriyadda – Waxaa laga joogaa muddo laba sano ah markii shacabka Soomaliyeed ay si kal iyo lab ah ugu diirsadeen in aad ku soo baxday tartankii madaxtinimada dalka oo ay si weyn ugu damaaashaadeen in qof ka tirsanaa bulshada rayidka ah madaxna ka ahaa xarun waxbarasho uu la wareegi karo maamulka dal soo maray dagaallo ba’an iyo dowlad la’aan oo ay muddo badan hor taagnaayeen dagaal oogayaal. Markaan dib u dheehanno, waxaad ahayd shakhsi ku cusub siyaasadda Soomaliya oo aan raad dheer ku lahayn taariikhda xun ee siyaasadeed ee uu dalka soo maray, arrintaas oo ku siisay fursad aad uga hormarto dadkii tartanka siyaasadda kugula jiray. Dhab ahaantii waxaad heshay fursad taariikhi ah oo aad dalkaaga ugu adeegto, waxaadna ka heshay shacabka Soomaaliyeed kalsooni buuxda iyo taageero aan hore loo arag iyagoo si cad kuugu qeexay sida ay u doonayaan isbaddel u horseedi kara nolol wacan iyo nabad kaas oo u baddela dagaalkii sokeeye ee daashaday. Waxaa shacabka si gaar ah u soo jiitay taariikh nololeedkaaga, muuqaalkaaga farxaddu ka muuqato, iyo dabcigaaga suubban tasoo keentay in shacabka Soomaaliyeed iyo inta dalka la saaxiibka ah ay u riyaaqeen guushaada, iyagoo kaa arkay bidhaan rajo ah in aad Soomaaliya ka saari karto dhibaatadii dowladnimo la’aanta ayna u muuqatay in uu baryay waa cusub oo leh hoggaan tayeeysan oo horseedi kara dowladnimo iyo horumar. Runtii waxaad ka mid ahayd madaxda farakutiriska ah ee dadkooda ka helay ayidaad siyaasadeed oo buuxda tasoo ku siin kartay kalsoonida ah in aad dalka hore u socodsiiso, soo nooleeyso ifka qarannimada sii nuxuusaayay, soona celiso xasillooni bulsho iyo siyaasad deggan oo fadhida. Continue reading

Tacsi

image

image

Inna lilahi wa inna ilayhi rajicoon

Ma dhinte waa ilaaheey, waxaa si lama filaan ah ugu geeriyooday Magaalada

Calgary Alberta Mahdi Cabdi Maxamuud (baanjeeti) Waxaa Geeridiisa la ogeysiinayaa

asxaabtiisii , kharaabadii iyo soomaali weyntii akhoonta dheere u leheed (mahdi baanjeeti)

Waxaa Tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoyskii uu ka baxay Marxuum Mahdi Cabdi Maxamuud waxaa eebe ugu baryaynaa i uu janadii farduusa ka waraabiyo qoyskii iyo walaalahiis samir iyo iimaan ka siiyo Aamiim Aamiin 

Marco Abdi has Friends in High Places . By Moment Research Consultancy

Cuqdadda Hargaysa, Ciilka Muqdisho iyo Cabsida Garoowe. “Psycho analysis ” Siyaasadda Soomaalida

Cudurrada Aan Laga Caafimaadin ee Siyaasadda Soomaalida

Cudurrada Aan Laga Caafimaadin ee Siyaasadda Soomaalida

Jan 04, 2015 – Somali-Diaspora – Qof walba wuxuu ka dheregsanyahay dhibaatada lagala kulmay in dib loo dhiso dawladnimadii la burburiyay labaatan iyo dheeraad sano ka hor . Waa tiro dhaaf shirarka caalamiga ah ee loo qabtay Soomaalida si shaydaanka ay iskaga naaraan, ka dibna ugu heeshiiyaan siyaasadda dalka.

Dhammaan shirarkii caalamiga ahaa way wada fashilmeen marka laga reebo midkii ugu danbeeyay ee lagu qabtay Nayroobi oo maamulkii ka soo baxay lagu soo galbiyay kumaanaan ciidan ah oo laga soo kala aruuriyay waddamo isugu jira kuwo Soomaalida sinji ahaan u neceb, qaar tartan deegaan kula jira iyo dalal u dhaarsan in ay dhadhamiyaan quruxda iyo qaayaha ka muuqda gabdhaha Soomaaliyeed!

Dawaladdii federaalka ee loo soo galbiyay Muqdisho waxay ka bixi weysay fadhiidnimo iyo in madaxdii qaranka sidii dhoocilo foodlay ah isku haruufaan marwalba. Dhawaan waxaa la eryay Raysulwasaare xafiiska joogay muddo ka yar sanad, waqti yar gudahoodna waxaa la magaacabay raysulwasaare cusub oo qudhiisa mar dhexdaas ah la eryay.

Haddaba su’aasha dhabta ah ee mudan in si geesinimo cilmi lu dhisanah looga jawaabo waxay tahay waa maxay sababta ka danbeysa waalida diidan in dawladnimadii burburtay dib loo hanto?

Sidaa dareed qoraalkan koobani wuxuu sawir ka bixin doonaa caadifadaha ugu waaweyn iyo dareennnada dhaawacan ee diiddan in dadka Soomaaliyeed ay isla fahmaan muhiimadda ay nolosha u leedahay in la dhisto maamul dhexe oo danahooda guud ka shaqeeya si aan looga sii habsaamin hormarka iyo ilbaxnimada qarniga 21aad ee waa hore laga haray. Sidoo kale qoraalku wuxuu isku dayi doonaa inuu garashada Soomaalida ku soo biiriyo aragti ka duwan dooddaha caanka ah ee dadka Soomaaliyeed ku mashquulaan marka la gorfeynayo cilladaha siyaasadda murugsan ee Soomaaliya. Continue reading

Condolences statement of Buuloberde attack by Somali Diaspora Forum

imageOn behalf of the larger Somali Diaspora  community, we, members of Somalia-Diaspora Forum, are hereby sending our deepest condolences and sympathies to the families and loved ones of all those lost and injured in the March 17, 2014 terror attack at Amalo Hotel in Bulo Burde, Hiiraan, Somalia.
As Somalia Diaspora, the news of tragedy back home was shocking and frightful to a personal level.

Our heart-felt sympathies are with Hiil-Walaal Djibouti forces who endured the loss and injury of fellow members in the cowardly attack. This was yet another occurrence that uncovered the unequivocal commitment and selfless service of AMISOM ‘s sector 4 Hiil-Walaal Contingent from the brotherly Republic of Djibouti to the people of Hiiraan, in particular, and Somalia in general.

We contacted Hiil-Walaal commander Colonel Osman Dubad in Bulo Burde in the aftermath of the attack and conveyed our condolence; and, availing ourselves of this opportunity we would share the pain and memories with the families of those lost, president Ismail Omar Guelleh, and the government and people of Djibouti.

May Allah accept their martyrdom and invite them in His mercy and abundant amenities.

Ameen.

Somali Diaspora Forum

Marco Abdi has Friends in High Places . By Moment Research Consultancy

Abdi dishes on honesty, his relationship with the Sheikh of Abu Dhabi and great bruschetta

Moment Media Ethics

26.03.14 

image

Abdi International founder Marco Abdi Photograph A.J. Valadka The converted house in Calgary’s Bridgeland neighbourhood that houses Marco Abdi’s La Brezza Ristorante is drab and underwhelming. But while Abdi has become renowned for his positive personality and Hollywood-calibre smile, he’s a shrewd businessman. In addition to owning and operating his Italian restaurant, Abdi is the founder of Abdi International, a firm that helps Canadian companies to do business in the United Arab Emirates.

It’s the relationships he’s built in the Middle East (where he lived, off and on, before settling in Calgary in 1980) that he’s most excited about. Alberta Venture’s Max Fawcett sat down for lunch and talked with him about what it’s like to do business in the Middle East, what he likes – and doesn’t – about Canada and why greed really isn’t good.

MF: What’s in this bruschetta? It’s so good. MA: Everything’s fresh. Most people use dried ingredients and spices, but here, everything’s fresh.

MF: Actually, everything I’ve had so far is good. Why haven’t you opened another location? MA: The number one killer isn’t cancer. It’s greed. I’m happy with what I have. So many people, they don’t enjoy what they have, and by the time they wake up they’re in the hospital.

Continue reading

Dayactirka Safaarada Somalia ee Belguim oo laga Tashaday (SAWIRRO)

Feberaayo 05, 2014 (Moment Media Ethics) — Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub, Cali Siciid Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay qorbe-joog Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalalka Britain iyo Holland.Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii dayac-tir loogu sameyn lahaa dhismaha safaaradda oo muddo dheer aan wax dayac-tir ah lagu sameyn, islamarkaana xilligan uu burbur xooggani ka muuqdo.Dan-jire Fiqi, ayaa qurbe-joogta warbixin kooban ka siiyey xaaladda uu dhismaha safaaraddu ku sugan yahay, nooca uu yahay dayactirka ay u baahan tahay in lagu sameeyo iyo weliba kharashka ku bixi kara.“Runtii maanta waa ii farxad in aan arko muwaadiniin Soomaaliyeed oo dhahaya waxaan dooneynaa in aan gacan idin ku siino sidii dib loogu dayactiri lahaa dhismaha Safaarrada…” safiirka ayaa sidaas yiri. Continue reading